DAWLADDA KEENYA OO SOOMALIDA KUSOO DALLACATAY HAL BILYAN IYO 630 MALYAN
(Standard,Nairobi-June 20 ,2005)

Sida uu maanta qoray wargayska maalinlaha ah ee Afka Ingiriisla kusoo baxa oo la yiraahdo The Standard waxaa dawladda keenya
soo saartay waxay ku tilmaantay kharajkii ku baxay Ergooyinkii Soomaalida kharajkaas oo aay ku sheegtay in uu dhan yahay hal
bilyan oo Shilinka Keenyaanka ah waxaa waliba intaa u dheer 630 malyan oo ah kharajka ay soo dallacdeen hotelladii ergooyinku
jiifeen .